
Luulyo 17, 2016 - Teamsters 117 hoolka
Kulanka Sanadlaha ah ee ABDA
Fadlan nagu soo biir shir sannadeedka Seattle's App-based Drivers Association. Shirkan, waxa aanu ku milicsanaynaa sannadkii ina dhaafay, isla markaana aanu ku dhisi doono xoog iyo midnimo mustaqbalka.
GOORMA
Luulyo 17, 2016 saacadda 3:00 galabnimo
HALKEE
Teamsters Local 117
14675 Interurban Ave S
Tukwila, WA 98168
Maraykanka
Khariidadda Google iyo tilmaamaha
14675 Interurban Ave S
Tukwila, WA 98168
Maraykanka
Khariidadda Google iyo tilmaamaha
LA XIRIIR
Dawn Gearhart ·
· (206) 441-4860

Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya