Darawalada ku saleysan App-ka ee Uber, Lyft, iyo Sidecar waa la abaabulayaa! Waxa aanu kulmi doonaa si aanu u samayno ururka darawaliinta ee ku salaysan App-ka cusub. Waxaa la gaaray waqtigii aan u dagaallami lahayn ixtiraamka aan mudannahay!
- Mushahar cadaalad ah si aad u masruufto qoyskaaga
- Nidaam qiimeyn cadaalad ah
- Talooyin ku socda darawallada
- Kaalmada sharciga ee arrimaha caymiska iyo hawlgelinta
- Taageero siyaasadeed oo xooggan oo ku saabsan arrimaha magaalada, gobolka, iyo degmada
- Taageerada sharci dejinta
- La-talinta Isgaarsiinta iyo Xiriirka Dadweynaha
- Cod ku leh go'aamada saameeya shaqadaada
GOORMA
May 03, 2015 saacadu markay tahay 4:00pm - 6pm
HALKEE
Dhismaha Teamster
14675 Interurban Ave S
Tukwila, WA 98168
Maraykanka
Khariidadda Google iyo tilmaamaha
14675 Interurban Ave S
Tukwila, WA 98168
Maraykanka
Khariidadda Google iyo tilmaamaha
LA XIRIIR
Aadam Hoyt ·
· (360) 473-8750
Muujinaya 2 falcelin