Sii darawallada doorasho ku saabsan UberPOOL! - Drivers Union

Sii darawallada doorasho ku saabsan UberPOOL!

Kor u qaad_Uber_Long.png

Haddaan nahay darawallada Uber, Waxaan dalbaneynaa Uber inay na siiso doorasho marka ay timaado UberPOOL. UberPOOL:

  • darawaladu waxay shaqeeyaan saacado badan laakiin mushahar yar ayaa la siiyaa
  • Darawalada ayaa lagu qasbay inay aqbalaan raacitaanka ama waxay halis u yihiin deminta
  • ma jirto wax daah-furan oo ku saabsan ganaaxyada ama mushaharka

Darawaliintu waa inay ikhtiyaar u leeyihiin inay aqbalaan raacitaanka UberPOOL iyo in kale. Darawalada aqbala raacitaanka UberPOOL waa in la siiyaa si cadaalad ah nidaamkuna waa inuu noqdaa mid hufan. 

Ma saxiixi doontaa?

lasoco wararka