Magaalada Seattle: Sii darawaliinta cod! - Drivers Union

HADDA DHAC: U sheeg Magaalada Seattle inay Codka Siiyaan Darawalada!

Darawalada-waxay u baahan yihiin-a-cod_web2_(2).jpgHADDA DHAC! Ka caawi tagsiga, Kiraysiga, iyo Darawalada ku salaysan App-ka inay ku guulaystaan cod!

Darawaliintu waxay u baahan yihiin cod goobta shaqada. Sharciga horyaala Golaha Magaalada ayaa siin doona darawalada ku sugan warshadaha ijaarka ah ee Seattle fursad ay ku yeeshaan cod ku saabsan shaqada iyaga oo isu yimaada si ay uga wada xaajoodaan si wada jir ah mushaharkooda iyo xaaladahooda shaqo.  

Fadlan iimayl u dir Duqa Magaalada iyo Golaha Deegaanka ee taageeraya sharcigan cusub si darawaladu ugu shaqeeyaan xaaladaha sharafta leh ee ay mudan yihiin!

Geli macluumaadkaaga xiriirka hoose si aad iimayl ugu dirto saraakiisha la soo doortay oo aad ka caawiso darawaliinta in ay cod ku helaan shaqada!

Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya

Fadlan ka hubi ii-maylkaga isku xirka si aad u dhaqaajiso akoonkaaga

lasoco wararka