Daawo muuqaalkan cajiibka ah ee ka soo baxay Adeegga Wararka Soomaalida ee Runta oo muujinaya darawallada Uber, Lyft, iyo taksiyada oo la tallaalayo iyagoo iskaashi la leh Drivers Union hoolka Teamsters ee Tukwila:
Darawalada Uber, Lyft, iyo Taksiyada ayaa bilaabay inay qaataan tallaalada.
Ma jeceshahay qoraalkan?


Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya