Kaalay dhegaysi muhiim ah kan Jimce, Oktoobar 2, ee Hoolka Magaalada Seattle. Waxaan ku kulmi doonaa 12 duhurnimo barxada Hoolka Magaalada oo ku taal cidhifka galbeed ee Hoolka Magaalada ee ku teedsan Waddada Afaraad.
Dhageysiga wuxuu bilaaban doonaa 2 PM Dhageysiga, Golaha Magaaladu wuxuu u codeyn doonaa in la siiyo darawaliinta shirkadaha sida Uber iyo Lyft xaqa ay ku gorgortami karaan si wadajir ah.
Tani waa dhacdada ugu muhiimsan sanadka waxaanan u baahanahay darawallo badan si ay uga soo qaybgalaan intii suurtagal ah.
Waa muhiim in aan ka buuxinno Rugaha Koonsilka darawallo si aan u tusno Koonsilka in aanu dhab ka nahay ansixinta sharcigan!
GOORMA
Oktoobar 02, 2015 saacadu markay tahay 2:00pm - 5pm
HALKEE
LA XIRIIR
Dawn Gearhart ·
Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya