Soo Gelida Xubinnimada TNC - Drivers Union

Ku biir Drivers Union

Maanta xubin ka noqo!

Ku biir Drivers Union si aad wada jir ugu istaagtaan eex la'aanta, cadaalad iyo daah-furnaan dhanka gaadiidka shaqsiyeed!

Xubinnimada Drivers Union, waxaad kuhelaysaDrivers Union Benefits waxayna Awood siinaysa darawaliinta Inay Xoojiyaan Midowga Darawaliinta si ay udifaacaan xuquuqda shaqaalaha ee dalka.

 

lasoco wararka