KU SOO BIIR DRIVERS UNION
Maanta xubin ka noqo!
Ku biir Drivers Union si aad wada jir ugu istaagtaan eex la'aanta, cadaalad iyo daah-furnaan dhanka gaadiidka shaqsiyeed!
Xubin ahaan Drivers Union , waxaad u dhisaysaa awooda darawaliinta si ay ugu guuleystaan ilaalinta shaqada ugu adag ee dalka.