Kaalay baro wax badan oo ku saabsan sharci cusub kaas oo siinaya kiraynta, tagsiga, iyo darawalada Shirkadaha Shabakada Gaadiidka sida Uber iyo Lyft xaqa ay uga gorgortami karaan si wadajir ah mushaharka iyo xaaladaha shaqada.
GOORMA
Sebtembar 16, 2015 saacadu markay tahay 12:00pm - 1:30pm
HALKEE
LA XIRIIR
Aadam Hoyt ·
· (360) 473-8750
Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya