Codaynta kama dambaysta ah ee muhiimka ah ee sharci cusub oo siin doona darawalada shirkadaha shabakada gaadiidka sida Uber iyo Lyft xaqa ay ku gorgortamaan mushaharka iyo xaaladaha shaqada.
GOORMA
Sebtembar 28, 2015 saacadu markay tahay 2:00pm - 5pm
HALKEE
LA XIRIIR
Aadam Hoyt ·
· (360) 473-8750