Sida uu dhigayo sharci cusub oo uu hormuud ka yahay Drivers Union , Darawalada Spokane waxay dhawaan heli doonaan:
- Mushahar kordhin
- Ilaalinta shaqada
- Faa'iidooyinka cusub
Hoos iska diwaangeli si aad uga mid noqoto kuwa ugu horreeya ee baranaya qaddarka mushahar kordhintaada iyo dheefahaaga darawalnimada cusub.
Ogow Tababarka Xuquuqdaada
Axad, Oktoobar 9-keeda
12PM
Hilton Garden Inn ( 9015 US HWY 2, Spokane )
halkaa ku arag!