Kaalmada Dhaqaale ee Degdegga ah ee Darawaliinta Uber iyo Lyft - Drivers Union

Kaalmada Dhaqaale ee Degdegga ah ee Darawaliinta Uber iyo Lyft

Driver_Support.jpg

The Drivers Union wuxuu u dagaallamayaa Caawinta Dhaqaale ee Degdegga ah ee darawallada Uber iyo Lyft kuwaas oo la halgamaya dhibaatada coronavirus.

  • SAXIIXE WARQADDA FURAN Ku socota Maamulayaasha Uber/Lyft iyo madaxda dawladda ee codsanaya Kaalmada Maaliyadeed ee Degdegga ah.

Haddii aad dakhli ku lumisay xiisadda COVID-19 awgeed, waxa laga yaabaa inaad u qalanto manfacyada shaqo la'aanta ee gobolka (xitaa haddii aad wali baabuur waddo).

Waxaan ku dhiirigelinaynaa darawaliinta inay codsadaan. Haddii codsigaaga shaqo la'aanta la diido ama aad u baahan tahay in lagaa caawiyo codsiga, wac Mashruuca Sharciga Shaqala'aanta khadka telefoonka ee bilaashka ah ah (206) 441-9178 x0.

Buuxi foomka hoose si aad u hesho macluumaadka ku saabsan agabka ay heli karaan darawaliinta iyo tilmaamaha ku saabsan sida loo codsado dheefaha shaqo la'aanta. 

Noqo qofka ugu horreeya ee faallo bixiya

Fadlan ka hubi ii-maylkaga isku xirka si aad u dhaqaajiso akoonkaaga

lasoco wararka