Buuxi foomka degdega ah ee hoose si aad iimayl ugu dirto Wakiilada Gobolka Washington iyaga oo ka codsanaya inay HAA ugu codeeyaan Hindise Sharciyeedka 1332. Uber iyo Lyft waxay hadda aad uga shaqaynayaan sidii ay sharcigan u jabin lahaayeen, markaa sharci-dajiyayaashu waxay u baahan yihiin inay naga maqlaan. Waxaad diri kartaa fariinta muunada ama aad wax ka beddeli kartaa si aad ugu darto khibradaada shakhsi ahaaneed.
