Waad ku mahadsantahay inaad la xiriirto Drivers Union - codka cadaalada ee darawalada Uber iyo Lyft . Waxaan nahay urur shaqaale oo aan faa'iido doon ahayn - oo ka madax bannaan Uber iyo Lyft .
Si aad uga hesho warar cusub Drivers Union , oo ay ku jiraan macluumaadka ku saabsan xuquuqdaada haddii shaqada lagaa saaro, fadlan buuxi foomka hoose.